Barashada Technology-ga Casriga ah
Technology-gu waa qayb muhiim ah oo beddelaysa nolosha maanta iyo mustaqbalka. Barashada xirfadaha digital-ka waxay fursad weyn u tahay qof kasta oo raba inuu horumar sameeyo, shaqo abuuro, ama fahmo sida tiknoolajiyada u shaqeyso.
Qaybaha Muhiimka ah ee Technology-ga:
Computer Basics – Fahamka hardware, software, iyo xirfadaha aasaasiga ah ee computer-ka.
Programming & Software Development – Barashada luqadaha coding sida Python iyo Java, iyo sida loo sameeyo software.
Graphic Design & Multimedia – Farsamooyinka design-ka, video editing, iyo animation.
Web Development & Internet Technologies – Sameynta websites casri ah, barashada front-end iyo back-end, iyo fahamka internet-ka.
Networking & Systems – Fahamka networks, security protocols, iyo cloud solutions.
Digital Innovation & Entrepreneurship – Sida tiknoolajiyada u horseedi karto ganacsi iyo fursado cusub.
Faa’iidooyinka Barashada Technology-ga:
-
Kor u qaadida xirfadahaaga shaqo iyo fursadaha mustaqbalka
-
Fahamka sida dunida casriga ah u shaqeyso
-
Helitaanka fursado cusub oo shaqo iyo ganacsi
W/Q Ahmed Abdi Dakane

0 Comments